xanan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Geed-yaryar ama ood qodax leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanan ↴
xadatayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadatee. ld xanantayn, xanatayn.
xadatee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
xadato [m.dh]
Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
alxanan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
ld alxaman¹.
alxanan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-nnaa, -nnayd)
ld alxaman².
xanantayn [m.dh]
ld xadatayn.
xanantee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
ld xadatee.
xananto [m.dh]
ld xadato.
xan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xumo ka sheegidda qof maqan (xumo laga sheego).