Site icon Qaamuus

jawaabta

xanjeer
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara-da lagu xambaaro carruurta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanjeer

xanjeerad [m.l]
ld xanjeerasho.

xanjeerasho [m.f.dh]
eeg xanjeero. ld xanjeerad.

xanjeero [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u xaydasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version