xanuunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax xanuun haayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanuunsan ↴
jeenan [m.l]
Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.
jeenani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof aad u xanuunsan cabbitaan siin.
maardhood [m.l]
Ged-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.
xanuunsanaan [m.f.dh]
eeg xanuunsan. ld xa-nuunsanaansho.
xanuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xanuunsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg