xanuunsasho
(m.f.dh)eeg xanuunso. ld xa-nuunsad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanuunsasho ↴
jirro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raday, -ratay)
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
xanuunsad [m.l]
ld xanuunsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg