xaqiiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiiji ↴
karaar-cufisjiidad [m.l]
(fiis.) Summad: g. Karaarka ay la kulanto walax iskeed ugu soo dhex dhacda badada cufisjiidadka dhulka. Tijabo ahaan, karaarka cufis-jiidadku, ugu dhawaan, waa madoorsoome marka loo eego oogada dhulka, waana ka xor dabeecada iyo samayska walaxda soo dhacaysa (taas oo aan la tixgelin ca-daadiska hawada).Tani waxa ay xaqiijisaa saamigalnimada culeyska walax-da iyo cufka walaxda.
salow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.
xaqiijin [m.f.dh]
eeg xaqiiji.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg