xaqiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la xaqiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiran ↴
xaqirnaan [m.f.dh]
eeg xaqiran. ld xaqirnaansho.
xaqir [m.l]
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
xaqir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid liidid ama yasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg