Site icon Qaamuus

jawaabta

xaraarin
(m.dh)

eeg xaraari. ld kharaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraarin

kharaarin [m.f.dh]
eeg kharaari. ld xaraarin.

xaraar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.

xaraar [m.l]
1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.

xaraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Haweeney wallicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version