xaraarow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-raaday, -raatay)ld kha-raarow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraarow ↴
kharaarow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
1. Wax kharaar noqosho. 2. Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
xaraar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
xaraar [m.l]
1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.
xaraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Haweeney wallicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg