Site icon Qaamuus

jawaabta

xaraashid
(m.f.dh)

eeg xaraash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraashid

muraaddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.

xaraash [m.l]
1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.

xaraash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Badeeco qiimo jaban ku gadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version