Site icon Qaamuus

jawaabta

xarad
(m.l)

Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarad

mashxarad [m.dh] (-do, m.l)
Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.

mashxarad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Haween mashxarad samayn.

mashxaradid [m.f.dh]
eeg mashxarad².

xaradhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid si fiican u dhaqaalayn.

xaradhaamin [m.f.dh]
eeg xaradhaami.

xaradhaamo [m.dh]
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.

xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version