xaran
(m.l)Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaran ↴
axaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.
xaram [m.l]
ld xaran.
xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg