Site icon Qaamuus

jawaabta

xarbi
(m.l)

ld xaraabad.

xarbi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Cid la dagaalamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarbi

birxarbi [m.dh]
1. Bir dhuuban oo dheer oo dhuunta buntukha lagu sifeeyo, wixi ku go'ana looga soo saaro.

xaraabad [m.dh] (-do, m.l)
Dagaal. ld xarbad, xarbi¹.

xarbin [m.f.dh]
ld xarbiyid.

xarbiyid [m.f.dh]
eeg xarbi². ld xarbin.

xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version