Site icon Qaamuus

jawaabta

xardhid
(m.f.dh)

eeg xarar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xardhid

khaddaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.

naqash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qshay, -qashtay; -qshi)
Wax xardhid ama midab ku qurxin.

siinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
1. Wax qurxin. 2. Wax xardhid.

sitaacso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Faras sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version