xariiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Caano biyo badan ku darsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xariiro ↴
sheekaxariiro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka-xariir.
xariirasho [m.f.dh]
eeg xariiro. ld xariirad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg