Site icon Qaamuus

jawaabta

xarraan
(m.l)

1. Faras aan hayin ahayn. 2. (-nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.

xarraan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Faras wax aan hayin ahayn noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarraan

xarraamid [m.f.dh]
eeg xarraan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version