xarre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)Buluunbulyo; xar. ld xorre (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarre ↴
xorre [m.l]
1. Cudur fasas leh oo ku dhaca faraha fooddooda oo xanuun badan leh. 2. ld xarre.
xar [m.l]
1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg