Site icon Qaamuus

jawaabta

xaruumbi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld xuruun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaruumbi

xaruumbin [m.dh]
ld xaruumid.

xaruumid [m.f.dh]
eeg xaruun². ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.

xaruun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay; -umi)
Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version