xaruun
(m.l)Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.
xaruun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -umi)Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaruun ↴
xaruumid [m.f.dh]
eeg xaruun². ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.
xuruubban [m.l]
ld xaruun¹.
xuruun [m.l]
ld xaruun¹.
xuruun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay; -uumi)
ld xaruun².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg