xasanaad
(m.l)1. Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro. 2. Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasanaad ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg