Site icon Qaamuus

jawaabta

xashiish
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xashiish

maandooriye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.

liif [m.l]
1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.

xashiishad [m.dh]
ld xashiish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version