xasuuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Nafley badan hal mar wada layn; baabi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasuuq ↴
raaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.
dhammee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.
xasuuqid [m.f.dh]
eeg xasuuq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg