Site icon Qaamuus

jawaabta

xawaalad
(m.dh) (-do, m.l)

1. (dhaq.) War-qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan. 2. (dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xawaalad

banki [m.l] (-iyo/bunuug, m.dh)
Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.

xawaal [m.l]
ld xabaalid.

xawaal [m.dh]
Degganaanta iyo dib u gurasha-da badda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version