Site icon Qaamuus

jawaabta

xawr
(m.l) (-rar, m.l)

Dhenged yar oo dhuuban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xawr

xawri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ul yar la dhicid; dhengedee.

xawrin [m.f.dh]
eeg xawri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version