Site icon Qaamuus

jawaabta

xaydhayn
(m.dh)

(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydhayn

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version