xayeesi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Caato; weyd.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayeesi ↴
borobogaanda [m.dh]
(siyaa.) War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.
macaluul [m.dh]
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
weydnimo [m.dh]
Caatonimo; xayeesinnimo.
xayeesinnimo [m.dh]
Xayeesi ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg