xayiran
(m.l)ld xayirmid.
xayiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.
xayiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la xayiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayiran ↴
xayirmid [m.f.dh]
eeg xayiran². ld xayiran¹.
xayirnaan [m.f.dh]
eeg xayiran³. ld xayir-naansho.
xayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg