xayirid
(m.f.dh)eeg xayir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayirid ↴
baari [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid. 3. Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.
seeree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. ld seer 2. Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la riday meel la waayid.
xayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg