xaysin
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Goobta ku da'a roobka xays.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaysin ↴
xays [m.l]
1. Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari. 2. Xilli roob ka da'o xeebaha bari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg