Site icon Qaamuus

jawaabta

xeebad
(m.l)

ld xeebasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeebad

xeebasho [m.f.dh]
eeg xeebo. ld xeebad.

xeeb [m.dh] (-bo, m.l)
Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.

xeeb [m.dh] (-bo, m.l)
(juqr.) Dhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version