xeerjebis
(m.l)Qaybaha hadalka mid ka mid ah oo aan xeerka afka u yaal loo adeegsan karin. ld xeerburis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeerjebis ↴
xeerburis [m.l]
ld xeerjebis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg