Site icon Qaamuus

jawaabta

xeerka kosayn
(m.l)

(xis.) Saddex-xagal kasta, haddii a, b iyo c iyo yihiin dhererrada dhinacyada iyo + ay tahay xagasha ka horjeedda dhinaca dhererkiisu yahay c, markaa c2=a2+b2-2abcos+.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeerka kosayn

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version