xerodhaaf
(m.l)Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
xerodhaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xerodhaaf ↴
xerodhaafid [m.f.dh]
eeg xerodhaaf².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg