Site icon Qaamuus

jawaabta

xiddigiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qofka xiddi-gaha wax ka sheega ama faaliya; xiddi-gasheeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiddigiye

curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

xiddigasheeg [m.l] (-gyo, m.dh)
Qof xiddigaha wax ka yaqaan oo ka faaliya. ld xiddigiye.

xiddigi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xiddigo ka faalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version