Site icon Qaamuus

jawaabta

xidid-ciriirshe
(m.l) (-shayaal, m.l/dh)

(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xidid-ciriirshe

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version