xidid-dabciye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badisa socodka dhiigga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xidid-dabciye ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg