xidinxiito
(m.dh)1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xidinxiito ↴
xiidxiito [m.dh]
ld xidinxiito.
xiito [m.dh]
ld xidinxiito.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg