xigmad
(m.dh) (-do, m.l)Murti.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigmad ↴
oraah [m.dh] (-ho, m.l)
1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.
ciraab [m.dh]
Hadal xigmad badan oo qoto dheer.
maqaawiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad xigmad, awood iyo sharaf ku dhantahay oo wax hoggaamin kara.
murti [m.dh]
Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
xigmaati [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof xigmad badan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg