xigo
(m.dh)Geestaan.
xigo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigo ↴
xigasho [m.f.dh]
eeg xigo².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg