xiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Timo iwm gun ka jarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiir ↴
xaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid. tifaftirid, salaaxid
taaloog [m.l]
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
taaloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
alla-uxiir [m.l]
Qof sidii loo dhalay aan timo u soo bixin.
garruuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.
garruun [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.
garxiir [m.l]
Nin weyn oo aan gar lahay.
garxiir [m.dh]
Bir yar oo garka lagu xiirt.
heeraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid. 2. Ood iwm meel ku wareejin.
hoolan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.