Site icon Qaamuus

jawaabta

xiisid
(m.f.dh)

eeg xiis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisid

dalxiisid [m.f.dh]
eeg dalxiis².

xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.

xiis [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version