Site icon Qaamuus

jawaabta

xiito
(m.dh)

ld xidinxiito.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiito

xidinxiito [m.dh]
1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.

xiidxiito [m.dh]
ld xidinxiito.

xiitoole [m.l]
Nooc caws oo qodaxa leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version