xilbax
(m.l)ld xilbixid.
xilbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xilbax ↴
xilbixid [m.f.dh]
eeg xilbax². ld xilbax¹.
xilkas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Qof xilka garan og; xildhibaan. 2. Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg