Site icon Qaamuus

jawaabta

xilo
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.

xilo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ishay, -ilatay)

U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xilo

xilasho [m.f.dh]
eeg xilo².

xiloodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Naag xodxodasho. 2. Qof cayr ah kaalmo ka doonid.

xiloodin [m.f.dh]
eeg xiloodi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version