xin
(m.l)1. Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan. 2. (-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xin ↴
ubxin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ubxi. ld ubxis. ubxi, ubxis
jaahilbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahilbixi. jaahilbixi
edegkudhufaan [m.l]
Orgi yar oo caano nuug isagoo ah xiniinyaha laga baxshay. ld ciddikudhufaan. ciddikudhufaan
gaafabbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafabbixi. gaafabbixi
gaaggixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaggixi. ld gaaggixis, gaagixin, gaagixis. gaaggixi, gaaggixis, gaagixin, gaagixis
gaagixin [m.dh]
ld gaaggixin. gaaggixin
kaadiraac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: dhicis yar oo aan cad iyo laf yeelan ee xinjir ah.
laaxin [m.l]
Hadal siduu u dhawaaqi lahaa aan loo qorin ama loo akhrin; gef; qalad.
naajixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajixi.
nabadbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabadbixi.
x [m.dh]
(xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee
alifka soomaalida, waana shibbane.