Site icon Qaamuus

jawaabta

xiniin-xolac
(m.l) (-yo, m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka xiniinyaha wuxuu keena xanuun, casaan iyo barar maqaarka xiniin-yaha waxaana wehelin kara halaamacoodka dhuumaha shahwada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiniin-xolac

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version