xinne
(m.l)ld xinni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xinne ↴
xinnee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Xinni marin (meel).
xinneyn [m.f.dh]
eeg xinnee.
xinneysasho [m.f.dh]
eeg xinneyso.
xinneyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xinni marsasho.
xinni [m.l]
Cillaan. ld xinne.
xin [m.l]
1. Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan. 2. (-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg