Site icon Qaamuus

jawaabta

xiqdi
(m.l)

Colaad iyo nacayb uurka lagu hayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiqdi

niyasamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.

niyasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version