Site icon Qaamuus

jawaabta

xiriirfur
(m.l)

ld xiriirfurid.

xiriirfur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax isku xirnaa kala furid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiriirfur

ama [Xiriiriye | Conjunction]
Erey kala xiriirfura laba magac ama laba weerood. Tus. “Baasto ama bariis ii keen”, “Ama tag ama joog”. ld amba², amma.

jinbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.

xiriirfurad [m.l]
ld xiriirfurasho.

xiriirfurasho [m.f.dh]
eeg xiriirfuro. ld xiriir-furad.

xiriirfurid [m.f.dh]
eeg xiriirfur². ld xiriirfur¹.

xiriirfuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version