xirsixir
(m.l)ld xirsixirid.
xirsixir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirsixir ↴
nabaaddiinaxir [m.l]
(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.
xirsixiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.
xirsixirid [m.f.dh]
eeg xirsixir². ld xirsixir¹.
xirsixirnaan [m.f.dh]
eeg xirsixiran. ld xirsixir-naansho.
xirsixirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xirsixirnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg