Site icon Qaamuus

jawaabta

xisaabasho
(m.f.dh)

eeg xisaabo. ld xisaabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaabasho

tirso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho. 3. (f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.

xisaabsasho [m.dh]
ld xisaabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version